Shirkadda duulimaadyada Itoobiya oo ku lug lahaatay dagaalka ka holcaya gobolka Tigray [Warbixin].

Monday October 11, 2021 - 17:18:15
Liibaan Jeexoow
Telefeshinka CNN ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa baahiyay warbixin xasaasi ah oo dhaleecaynaysa dowladda Itoobiya.


Warbixintan waxay banaanka soo dhigaysaa sida shirkadda duulimaadyada rayidka Itoobiya ee Ethiopian Airlines ay ugu lug lahaatay colaadda ka holcaysa gobolka Tigray.

Diyaarado u kiraysan diyaaraddan ay dowladdu leedahay ayaa lagu daabulay hub iyo ciidamo dad rayid ah ku xasuuqay waqooyiga dalka Itoobiya.

Halkan ka dhageyso Warbixin arrintaas ku saabsan

Related Items

Update cookies preferences