Daawo: Al-Kata'ib oo Filim Cusub Kasoo Saartay Weerarkii Westgate Nairobi iyo Sh. Abuu Zubeyr oo Kasoo Muuqday.

Saturday February 21, 2015 - 18:40:09
320315
Super Admin
Mu'asasada Al Kataa'ib ayaa soo saartay Filim Maqal iyo muuqaal ah oo lagusoo badhigayo Howlgalkii Westgate e magaalada Nairobi ka dhacay sanaddii 2014.


Filimkan cusub waxaa markii ugu horraysay kasoo muuqanaya Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii hore ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Isdaarkan oo la daawan karo ku dhawaad Hal saac iyo daqiiqado ayaa diiradda lagu saarayaa weerarkii Westgate iyo jabka ciidanka Kenya ka wajahaya dalka Soomaaliya.

Gaadiidka dagaalka ciidanka Kenya ayaa filimka lagusoo bandhigayaa iyagoo gubanaya iyo ciidanka shabaabul Mujaahidiin oo dagaallo culus la gelaya shisheeyaha Kenya.

inta uu filimku socdo waxaa lagu daawan karaa ciidamo katirsan muhaajiriinta Xarakada Al Shabaab oo gudaha Kenya ku tababaranaya sidoo kale waxaa lasoo gudbinayaa wareysiyo laga qaatay raggii fuliyay camaliyaddii Westgate Nairobi.

Linkigan ka degso Filimka oo Carabi ah



http://wata.cc/up/2015/01/images/w-3baa04b4f3.jpg
Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Hore ee Xarakada Al Shabaab

Related Items

Update cookies preferences