Max'med Cusmaan Jawaari oo Muqdisho lagu aasay.

Saturday June 29, 2024 - 16:47:44
Liibaan Jeexoow
Max'med Cusmaan Jawaari oo shalay kugeeriyooday magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa maanta la aasay.
Jawaari oo muddo laba jeer ah soo noqday guddoomiyaha baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa aaskiisa waxaa ka qeybgalay Xasan Gurguurte iyo madaxda ugu sarraysa dowladda.

Meydka Jawaari ayaa lageeyay taallada dhagaxtuur halkaas ayaa Music loogu tumay waxaana salaan usaaray ciidamo katirsan DF-ka.

Jawaari ayaa intii uu noolaa wuxuu dadaal ugu jiray sidii Soomaalida loogu dhaqi lahaa dastuur gaaleedkii gummeystaha Talyaaniga ay ka dhaxleen dowladihii Soomaaliya soo maray.

Related Items

Update cookies preferences