Daawo:Al-kataib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Leego Ee lagu laayay Ciidamada Burundi ee Qeybta ka ah soo duulayaasha AMISOM.

Monday October 05, 2015 - 14:41:57
220627
Super Admin
Mu'asasada Alkata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa isdaar maqal iyo muuqaal ah kasoo saartay dagaalkii taariikhda galay ee Leego gobolka shabeelaha Hoose.


Filimkan oo la daawan karo muddo 27 daqiiqa ah ayaa lagusoo bandhigayaa khasaaraha lixaadka leh ee ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray dagaalkii Leego.

Cammaar Cumsaan Axmed oo ah fuliyihii Camaliyadda istish-haadiga ayaa filimka lagusoo bandhigayaa,Cammaar ayaa kasoo jeeda beesha Xawaadle wuxuuna jeedinayaa dardaaran qiima badan.

Filimka waxaa lagu daawanayaa ciidamada shabaabul Mujaahidiin oo dagaal xooggan la gelaya ciidamada Burundi ee qeybta ka ah soo duulayaasha ‘AMISOM’.

Deegaanka Leego ayaa gacanta mujaahidiinta soo gelaya iyadoona katiibada Sh.Mukhtaar Abuu Zubeyr ay si buuxda ula wareegayso dhammaan deegaanadii lagu dagaalamay.

Hoos Ka Daawo Isdaarka loogu magac daray

غزوة الثأر لعرض النبي المختار

Halkan ka degso Archive.MP4

Halkan ka degso Mail Russia MP4
Halkan ka degso Drive google MP4
Ku degso Archive MP4

Xigasho:Alkata'ib Media























Source:Alkataib media



Related Items

Update cookies preferences