Warbixinno

MA CIIDAN SOOMAALIYEED MISE CARROTUUL GUMAYSI? W/Q Nageeye Khaliif.
Xaqqiiqo ahaan, ilaa inta dadka Muslimiinta ahi ay u oommanyihiin isbeddel, dagaalku waxa uu ahaan doonaa jidka kaliya ee isbeddelkaas loo maro. Maraykanku waxa ay aqbaleen in ay Daalibaan qabsato xukunka Afghanistan wali se waxa ay sii wadaan la dagaallanka Al Shabaab ee Soomaaliya. Guud ahaan Muslimiinta…
Maxaad ka ogtahay masaalixda Yuhuuda ee bariga Afrika (Warbixin).
Iyadoo qayb ka ah isku dayada lagu doonayo in bariga Afrika looga tirirto islaamka iyo ehehlkiisa, ayuu maamulka gumaystaha Yahuuda gumadihiisa soo dhigay buqcadaan istiraatiijiga ah, si uu uhergaliyo ahdaaftiisa iyo damacyadiisa dhagaraysan ee ah inuu gaalada Nasaarad u gacan qabta muslimiinta geeska…
Update cookies preferences