Daawo:Al-kata'ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Jamaacada Ee Lagu Xasuuqay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya.

Saturday July 18, 2015 - 12:09:22
244839
Super Admin
Mu'asasada Al-kataib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay filim maqal iyo muuqaal ah oo qeyb ka ah Silsiladda فَشَرِّدْ_بِهِمْ_مَنْ_خَلْفَهُمْ_12 oo aalaaba lagusoo bandhigo howlgallada mujaahidiinta ee ka dhanka ah ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka la shaqeeya.


Isdaarkan ayaa lagusoo bandhigayaa dagaalkii xooganaa ee ciidamada mujaahidiintu xabashida Itoobiya kula galeen deegaanka Jameecada duleedka degmada Buurhakaba gobolka Bay.

Filimka ayaa lagu daawanayaan ciidamada mujaahidiinta oo la wareegaya gaadiidka dagaalka Cadawga Itoobiya,meydadka ciidamo itoobiyaan ah oo lagu laayay dagaalka iyo gaadiidka dagaalka mujaahidiinta oo ka qeyb qaadanaya howlgalka.

Halkan ka degso Filimka MP4
Halkan kala deg Tayo Sare MP4

Halkan ku daawo toyo Mobile MP4

Xigasho:Alkataib

Related Items

Update cookies preferences