![](https://somalimemo24.info/uploads/article/photo/thumbs/IMG_9C9338-ACD5C6-F18931-6AC533-98F17A-78CE5F.jpg)
Al Shabaab oo sheegtay mas'uuliyadda weerar naf hurnimo oo ka dhacay Beledweyne [Warsaxaafadeed].
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhacay qarax aad uxooggan oo maanta lagu beegsaday saldhig kuyaal magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.