Al Shabaab oo weerar khasaara dhaliyay ka fuliyay duleedka degmada Ceeldheer.

Wednesday June 26, 2024 - 11:58:42
Liibaan Jeexoow
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar culus oo khasaara dhaliyay lagu qaaday maleeshiyaad katirsan dowladda.
Ugu yaraan 1 askari ayaa ku dhintay weerar jidgal ah oo jihaadiyiinta Al Shabaab ay maanta barqadii ka fuliyeen duleedka degmada Ceeldheer.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in weerarka lagu dilay askari magaciisa lagusoo gaabiyay Baliish Axmed Carab kaasi oo horay ugu lug lahaaday falal afduub ah oo ka dhacay duleedka Ceeldheer.

Related Items

Update cookies preferences