Daawo Sawirro:Ciidanka Itoobiya Oo iyagoo Calaamadda Kirishtanka Qoorta Kusita Kusoo Qulqulaya Soomaaliya.

Saturday May 31, 2014 - 18:27:24
29461
Super Admin
Ciidamada Xabshida Itoobiya ee dhawaan shaatiga AMISOM usoo gashaday qabsashada dhulka Soomaaliyeed ayaa bilaabay in ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabaan gobolada dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Ciidamada Xabshida Itoobiya ee dhawaan shaatiga AMISOM usoo gashaday qabsashada dhulka Soomaaliyeed ayaa bilaabay in ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabaan gobolada dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Ciidanka Itoobiya oo muddo ku dhaw 2 sanadood saldhig ku leh buurta Janta Kuundisho duleedka magaalada Beled Weyne ayaa bilaabay in ay gudaha usoo galaan magaalada.

KU DHUFO SAWIRADA SI MUUQAALKOODU KUUGU WAYNAADO


somalimemo.net
Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa duleedka Beled Weyne lagu arkay iyagoo Macatabka Nasaarada Kirishtanka ah qoorta usuranyahay waxayna ku dhawaaqayeen Erayo afka amxaariga ah oo ay ugu goodinayeen muslimiinta Soomaaliya.

Itoobiyaanka oo markan gashan shaatiga AMISOM Q.Midoobana ayna sharciyad usiisay qabsasha Soomaaliya waxay geli doonaan dagaal waqti dheer qaata.

Dhulka Soomaaliya ee dhaca bariga Afrika waxaa duullaan saliibi dhul boob ah kusoo qaaday 6 dowladood Afrikaan ah dhammaantoodna ah dowlado kirishtan ah marka laga reebo dowladda Jabuuti.
somalimemo.net

Fiira Gaar ah:SomaliMeMo waxay gumeysi diidka Soomaaliyeed Fursad usiinaysaa in aan u baahin doonno Maqaalada iyo Gabayada lagu difaacayo dalka.

Nagalasoo Xidiidh
[email protected]
ama [email protected]


Related Items

Update cookies preferences