Daawo Video: Al-kata'ib oo Filim Xiisa Leh Kasoo Saartay Dagaalkii Ceel-Cadde Ee Lagu Laayay Ciidanka Kenya.

Sunday April 10, 2016 - 06:45:01
153195
Super Admin
Mu'asasada Al-kata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Al Shabaab ayaa soo gudbisay Filim maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan dagaalkii taariikhda galay ee Ceel-cadde.

.



Baraha bulshadu kuwada xiriirto gaar ahaan Twitter-ka ayaa lagu baahiyay Filimka ay soo saartay mu’asasada Al-kata’ib waxaana filimka lagu daawanayaa dagaal laysku hilboobay oo ciidanka Kenya iyo Mujaahidiinta ku dhaxmaraya gudaha xerada Ceel-cadde.

Filimka ayaa loogu magac daray "Duullaanka Sheekh Abuu Yaxye Al-liibi" waxaana la daawan karaa muddoo 48 daqiiqa ah.

Waa Isdaar xiisa gaar ah leh oo banaanka soo dhigaya guushii weyneed ee xarakada Al Shabaab ay ka gaartay dagaalkii Ceel-cadde oo lagu dilay ku dhawaad 180 askari Kenyaan ah.

Filimka Cusub ee Al-kata'ib wuxuu banaanka soo dhigayaa taakdarida melleteriga Kenya,wariyaha Jihaadiga ah ee Filimka ku codaynaya ayaa dowladda Kenya ugu hanjabaya in ciidankeeda Soomaaliya ku sugan ay wajahi doonaan Masiirka ciidankeedii lagu laayay xerada melleteriga Ceel-cadde.

Isdaarkan oo si heer sare ah loosoo diyaariyay ayaa ku baxaya sedax luqadood oo kala ah Carabi,Sawaaxili iyo English.

Halkan Ka Degso Filimka Oo Carabi Ah Archive MP4



























Source:Al-kata'ib Media

Related Items

Update cookies preferences