Sidee looga Ciiday Ciiddul Adxaa degmada Tiyeegloow (Sawirro). 16/06/2024 - 19:19:54 Sawirro Liibaan Jeexoow magaalada Tiyeegloow ee gobolka Bakool ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadad 1445.
Sidee looga Ciiday Ciiddul Adxaa degmada Jamaame (Sawirro). 16/06/2024 - 18:01:23 Sawirro Liibaan Jeexoow magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadad 1445.
Sidee looga Ciiday Ciiddul Adxaa degmada Buq-aqable (Sawirro). 16/06/2024 - 17:43:06 Sawirro Liibaan Jeexoow magaalada Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadad 1445.
Sidee looga Ciiday Ciiddul Adxaa degmada Kuunyo Baroow (Sawirro). 16/06/2024 - 17:22:38 Sawirro Liibaan Jeexoow magaalada Kuunyo Baroow ee gobolka Sh.hoose ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadad 1445.
Sidee looga Ciiday Ciiddul Adxaa degmada Ceelbuur (Sawirro). 16/06/2024 - 16:39:48 Sawirro Liibaan Jeexoow magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadad 1445.
Sawirro: Sidee looga Ciiday degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe. 16/06/2024 - 13:21:00 Sawirro Liibaan Jeexoow Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa munaasabadda Ciidul Adxaa maalinta 1aad si heer sare ah looga dabaal degay munaasabaddan barakeysan.
Al Shabaab oo sawirro hordhac ah ka faafiyay dagaalkii cuslaa ee degmada Ceeldheer [Sawirrio]. 08/06/2024 - 14:26:13 Sawirro Liibaan Jeexoow Xafiiska warfaafinta Xarakada Al Shabaab ayaa faafiyay sawirro hordhac ah oo muujinaya qaabkii uu udhacay dagaalkii saaka ee degmada Ceeldheer.
Sawirro: Isbitaalka Kuunya Barroow oo dib udhis iyo casriyayn lagu sameeyay. 13/05/2024 - 12:46:18 Sawirro Liibaan Jeexoow Munaasabad balaaran oo lagu shaaciyay dib udhis balaaran oo lagu sameeyay isbitaalka Kuunyo Barrow ayaa lagu qabtay gudaha isbitaalka.
Multaqe Tacliimin ah oo lagusoo gunaanaday degmada Jamaame. 17/04/2024 - 12:05:56 Sawirro Liibaan Jeexoow Munaasabad gabagabo u aheyd Multaqa Tacliimi ah oo ay ka faa'ideysteen Qeybaha bulshada degmada jamaame oo lagu qabtay gudaha degmadaasi
Sawirro: Magaalada Jilib oo ciiday iyagoo laduuban walaalahooda reer Qaza. 10/04/2024 - 17:14:38 Sawirro Liibaan Jeexoow Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Jilib oo kamid ah magaalooyinka gobolka Jubbada dhexe.
Daawo sawirrada: Sida looga ciiday degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud. 10/04/2024 - 17:04:51 Sawirro Liibaan Jeexoow Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Ceelbuur oo kamid ah magaalooyinka gobolka Galguduud.
Degmada Buq'Aqable ee gobolka Hiiraan oo si heer sare ah looga Ciiday. 10/04/2024 - 16:54:55 Sawirro Liibaan Jeexoow Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Buq Aqable oo kamid ah magaalooyinka gobolka Hiiraan.
Daawo Sawirro: Sida looga ciiday degmada Buula Fuulaay ee gobolka Baay. 10/04/2024 - 16:35:37 Sawirro Liibaan Jeexoow Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Fuulaay oo kamid ah magaalooyinka gobolka Baay.
Sawirro: Magaalada Jamaame oo si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Fidriga. 10/04/2024 - 16:27:06 Sawirro Liibaan Jeexoow Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay magaalada Jamaame oo kamid ah magaalooyinka gobolka Jubbada Hoose.
Diyaarad Drone ah oo kusoo dhacday gobolka Hiiraan iyo Al Shabaab oo gacanta ku dhigay (Sawirro). 28/03/2024 - 12:30:09 Sawirro Liibaan Jeexoow Ciidamada Wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay diyaarad Drone ah oo kusoo dhacday deegaan dhaca gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya.
Sawirro: Sidaan ayay ciidamada Mareynka iyo kuwa Bangaraafta dad shacab ah ugu xasuuqeen duleedka Janaale. 10/03/2024 - 19:30:05 Sawirro Liibaan Jeexoow Maleeshiyaadka Bangaraafta oo ay wehliyaan ciidamo American ah ayaa xalay dad shacab beeralay ah ku xasuuqay duleedka degmada Janaale ee Sh/hoose.
Maxaabiis 20 sano ku xirnaa Xabsiga Guantanamo Bay oo Afghanistan lagusoo dhaweeye. 12/02/2024 - 16:43:22 Sawirro Liibaan Jeexoow 20 sano kadib maxaabiis muslimiin mujaahidiin ah ayaa lagasoo daayay xabsiga fadeexadda ku caanbaxay ee Guantanamo Bay kaasi oo ah goob lagu tacdiibiyo maxaabiista muslimiinta.
Sidaan ayay diyaaradaha Mareykanka shacabka ugu xasuuqeen Galhareeri (Sawirro). 25/01/2024 - 19:51:14 Sawirro Idriis Ali Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay duqeymo bahalnimo leh oo diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ay ka geysteen degmada Galhareeri ee gobolka Galguduud bartamaha Soomaaliya.
Sawirro: Beesha Murusade oo ciidan cusub kuasoo bandhigtay deegaanka Bargaan. 21/01/2024 - 14:17:28 Sawirro Liibaan Jeexoow Kadib kulan ka dhacay deegaanka Bargaan ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya ayay beesha Murusade kusoo bandhigtay boqolaal dagaalyahan.
Shacabka degmada Tiyeegloow oo dhigay dibad bax ay ku difaacayaan Badda Soomaaliya ee boobka kala kulmaysa Xabashida. 08/01/2024 - 17:22:43 Sawirro Idriis Ali Boqolaal qof oo ku dhaqan degmada Tayeegloow ee gobolka Bakool ayaa dhigay dibad bax ay ugasoo horjeedaan dowladda Xabashida Itoobiya iyo maamulka dabadhilifka Somaliland.