Degmada Buq'Aqable ee gobolka Hiiraan oo si heer sare ah looga Ciiday.

Wednesday April 10, 2024 - 16:54:55
Liibaan Jeexoow
Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Buq Aqable oo kamid ah magaalooyinka gobolka Hiiraan.
Dadka ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda Ciidul Fidriga waxaana goob fagaare ah kala hadlay mas'uuliyiinta wilaayada islaamiga Hiiraan.

Related Items

Update cookies preferences