Weerar Maleeshiyaad lagu dilay oo ka dhacay duleedka degmada Ruun Nirgood.

Sunday June 30, 2024 - 12:27:12
Liibaan Jeexoow
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/dhexe ayaa weerar khasaara culus lagu gaarsiiyay maleeshiyaad katirsan dowladda uu ka dhacay duleedka degmada Ruun Nirgoord.
Ciidamada wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa weerar jidgal ah udhigay maleeshiyaad katirsan dowladda xilli ay ku socdaalayeen halka loo yaqaan Gacal Ugaas oo dhaca duleedka Ruun Nirgood.

ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in weerarka lagu dilay Sedax askari halka lagu dhaawacay 3 kale, dagaalyahannada Al Shabaab ayaa weerarka kusoo furtay qori PKM ah, afar qori AK47 ah iyo qori Faal ah.

Related Items

Update cookies preferences