Dhageyso: Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade oo ka warbixiyay dagaalkii duleedka Ruun Nirgood.

Monday July 01, 2024 - 20:56:55
Liibaan Jeexoow
Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay weerar jidgal ahaa oo shalay ka dhacay deegaan dhaca duleedka degmada Ruun Nirgood.
Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kutukade oo ah waaliga Sh/dhexe ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Andalus uga warramay khasaaraha ciidanka dowladda kasoo gaaray dagaalkii deegaanka Gacal Ugaas iyo xaaladda guud ee wilaayada.

Halkan ka dhageyso wareysiga Sheekh Yuusuf Ciise MP3

Related Items

Update cookies preferences