Shacabka degmada Tiyeegloow oo dhigay dibad bax ay ku difaacayaan Badda Soomaaliya ee boobka kala kulmaysa Xabashida.

Monday January 08, 2024 - 17:22:43
Idriis Ali
Boqolaal qof oo ku dhaqan degmada Tayeegloow ee gobolka Bakool ayaa dhigay dibad bax ay ugasoo horjeedaan dowladda Xabashida Itoobiya iyo maamulka dabadhilifka Somaliland.
Shacabka oo isugusoo baxay waddooyinka Tayeegloow ayaa watay boorar lagu xardhay erayo loogasoo horjeedo heshiiskii Badda lagu dhiibay ee Muuse Biixi usaxiixay Abiy Axmed.

Related Items

Update cookies preferences