Sawirro: Magaalada Jamaame oo si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Fidriga.

Wednesday April 10, 2024 - 16:27:06
Liibaan Jeexoow
Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay magaalada Jamaame oo kamid ah magaalooyinka gobolka Jubbada Hoose.
Dadka ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda Ciidul Fidriga waxaana goob fagaare ah kala hadlay mas'uuliyiinta wilaayada islaamiga Jubbada Hoose.

Related Items

Update cookies preferences