Sidee looga Ciiday Ciiddul Adxaa degmada Tiyeegloow (Sawirro).

Sunday June 16, 2024 - 19:19:54
Liibaan Jeexoow
magaalada Tiyeegloow ee gobolka Bakool ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadad 1445.
Dadka ayaa fagaara weyn ku tukadahay labada Rakco ee salaadda Ciidda waxaana lahadlay mas'uuliyiin katirsan wilaayada Bakool.

Related Items

Update cookies preferences