Sidee looga Ciiday Ciiddul Adxaa degmada Buq-aqable (Sawirro).

Sunday June 16, 2024 - 17:43:06
Liibaan Jeexoow
magaalada Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadad 1445.
Dadka ayaa fagaara weyn ku tukadahay labada Rakco ee salaadda Ciidda waxaana lahadlay mas'uuliyiin katirsan wilaayada Hiiraan.

Related Items

Update cookies preferences