Sidee looga Ciiday Ciiddul Adxaa degmada Jamaame (Sawirro).

Sunday June 16, 2024 - 18:01:23
Liibaan Jeexoow
magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadad 1445.
Dadka ayaa fagaara weyn ku tukadahay labada Rakco ee salaadda Ciidda waxaana lahadlay mas'uuliyiin katirsan wilaayada Jubbada hoose.

Related Items

Update cookies preferences