Al Shabaab oo sawirro hordhac ah ka faafiyay dagaalkii cuslaa ee degmada Ceeldheer [Sawirrio].

Saturday June 08, 2024 - 14:26:13
Liibaan Jeexoow
Xafiiska warfaafinta Xarakada Al Shabaab ayaa faafiyay sawirro hordhac ah oo muujinaya qaabkii uu udhacay dagaalkii saaka ee degmada Ceeldheer.
Sawirrada ayaa muujinaya dagaalyahannada jihaadiga ah oo weerar xero taraarax ah ku qaadaya saldhigyada ciidamada dowladda ee Ceeldheer islamarkaana gacanta ku dhigaya gaadiid gaashaaman iyo zaad melleteri

Related Items

Update cookies preferences