Sawirro: Magaalada Jilib oo ciiday iyagoo laduuban walaalahooda reer Qaza.

Wednesday April 10, 2024 - 17:14:38
Liibaan Jeexoow
Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Jilib oo kamid ah magaalooyinka gobolka Jubbada dhexe.
Dadka ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda Ciidul Fidriga waxaana goob fagaare ah kala hadlay mas'uuliyiinta wilaayada islaamiga Jubbada dhexe.

Related Items

Update cookies preferences