Multaqe Tacliimin ah oo lagusoo gunaanaday degmada Jamaame.

Wednesday April 17, 2024 - 12:05:56
Liibaan Jeexoow
Munaasabad gabagabo u aheyd Multaqa Tacliimi ah oo ay ka faa'ideysteen Qeybaha bulshada degmada jamaame oo lagu qabtay gudaha degmadaasi
3-dii bishan Shawaal wuxuu maktabka tarbiyada iyo tacliinta Wilaayada islaamiga ah ee Jubbada Hoose wuxuu qabtay multaqe ku daba felayay Muntadihii Tacliimiga ee dhawaan usoo idlaaday dumarka degmada Jamaame, balse wuxuu uga duwanaa in uu ahaa mid guud ahaan ay bulshadu si isku mid ah uga faa'idesteen.

Maadama la isla soo qaatay maalmo farxad oo lagu damaashaaday ciiddul fidriga waxaa lama huraan noqotay in dabaaldegyadaasi ay gunaanad unoqoto munaasabad aad uqiimo badan oo bulshada markale loogu faa'ideynayo arimaha diintooda.

Multaqaahan oo socday mudo Laba maalin Wax aka fa’ideystay Salaadiinta, Nabadoonada, ganacsatada iyo Bahda waxbarshada degmada jamaame

Related Items

Update cookies preferences