Sidee looga Ciiday Ciiddul Adxaa degmada Ceelbuur (Sawirro).

Sunday June 16, 2024 - 16:39:48
Liibaan Jeexoow
magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadad 1445.
Dadka ayaa fagaara weyn ku tukadahay labada Rakcso ee salaadda Ciidda waxaana lahadlay mas'uuliyiin katirsan wilaayada islaamiga Galguduud.

Related Items

Update cookies preferences