Daawo sawirrada: Sida looga ciiday degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud.

Wednesday April 10, 2024 - 17:04:51
Liibaan Jeexoow
Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Ceelbuur oo kamid ah magaalooyinka gobolka Galguduud.
Dadka ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda Ciidul Fidriga waxaana goob fagaare ah kala hadlay mas'uuliyiinta wilaayada islaamiga Galguduud.

Related Items

Update cookies preferences