Sidee looga Ciiday Ciiddul Adxaa degmada Kuunyo Baroow (Sawirro).

Sunday June 16, 2024 - 17:22:38
Liibaan Jeexoow
magaalada Kuunyo Baroow ee gobolka Sh.hoose ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadad 1445.
Dadka ayaa fagaara weyn ku tukadahay labada Rakcso ee salaadda Ciidda waxaana lahadlay mas'uuliyiin katirsan wilaayada Sh/hoose.

Related Items

Update cookies preferences