Sawirro: Beesha Murusade oo ciidan cusub kuasoo bandhigtay deegaanka Bargaan.

Sunday January 21, 2024 - 14:17:28
Liibaan Jeexoow
Kadib kulan ka dhacay deegaanka Bargaan ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya ayay beesha Murusade kusoo bandhigtay boqolaal dagaalyahan.
Ugaaska beesha Murusade ayaa sheegay in beeshiisu ay udiyaar garoowday in ay iska difaacdo duullaan walba oo uga yimaad maleeshiyaadka dowladda iyo ciidamada shisheeye.

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items

Update cookies preferences