Sawirro: Sidee looga Ciiday degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe.

Sunday June 16, 2024 - 13:21:00
Liibaan Jeexoow
Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa munaasabadda Ciidul Adxaa maalinta 1aad si heer sare ah looga dabaal degay munaasabaddan barakeysan.
Kumanaan kun oo qof ayaa fagaaraha weyn ee Macallin Aadan Xaashi ku tukaday Salaadda Ciidda kadib dabaal degyo waaweyn ayaa ka billaawday gudaha magaalada

Related Items

Update cookies preferences