Daawo Sawirro: Sida looga ciiday degmada Buula Fuulaay ee gobolka Baay.

Wednesday April 10, 2024 - 16:35:37
Liibaan Jeexoow
Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Fuulaay oo kamid ah magaalooyinka gobolka Baay.
Dadka ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda Ciidul Fidriga waxaana goob fagaare ah kala hadlay mas'uuliyiinta wilaayada islaamiga Baay.

Related Items

Update cookies preferences