Sawirro: Sidaan ayay ciidamada Mareynka iyo kuwa Bangaraafta dad shacab ah ugu xasuuqeen duleedka Janaale.

Sunday March 10, 2024 - 19:30:05
Liibaan Jeexoow
Maleeshiyaadka Bangaraafta oo ay wehliyaan ciidamo American ah ayaa xalay dad shacab beeralay ah ku xasuuqay duleedka degmada Janaale ee Sh/hoose.
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay toogasho ay ciidamada huwanta ah ugeysteen dad shacab ah oo ka shaqeynayay goob lagu qallajiyo Liin dhanaanta kasoo go'do beeraha aseendooyinka degmada Janaale.

Hoos ka daawo sawirrada xasuuqa

Related Items

Update cookies preferences