Maxaad ka ogtahay masaalixda Yuhuuda ee bariga Afrika (Warbixin).

Sunday January 28, 2024 - 15:21:45
Idriis Ali
Iyadoo qayb ka ah isku dayada lagu doonayo in bariga Afrika looga tirirto islaamka iyo ehehlkiisa, ayuu maamulka gumaystaha Yahuuda gumadihiisa soo dhigay buqcadaan istiraatiijiga ah, si uu uhergaliyo ahdaaftiisa iyo damacyadiisa dhagaraysan ee ah inuu gaalada Nasaarad u gacan qabta muslimiinta geeska Afrika.
Tan iyo markii dhidibada ay utaageen dawladaha Reer-Galbeedka maamulkaan gumaystaha ah, laguna beeray qalbiga dhulka caalamul islaami oo ah Filistiinta barakaysan, kuma ekaan in uu ku tunto muqadaasta muslimiinta kuwooda ugu muhiimsan, ee waxuu isku fidayay taago kasta oo kamid ah dhulalka islaamka, isagoo daaha gadaashii ka maamulaya dabinada iyo shiqoolada lagu hagal daacinayo umada muslimka ah.

Wixii ka danbeeyay dagaalladii Carabta iyo Yahuuda, ayuu maamulka gumaystahu qaaday tallaabo uu taageero siyaadeed oo xoogan ugu yeelanayo qaarada Afrika, waxuuna si gaar ah udoortay kuwa dhaca bariga qaarada Africa, maadaama mandiqadaan ay ku xiranyihiin danaha Yahuud ee gobolka, sidookalena ay tahay goob ay isku hardinayaan xaqa iyo baadilka.

Mid kamid ah masaalixda Yahuuda ee bariga Afrika ka doonaysa waa quwad ciidan oo iyada garab u ah, waxuuna maamulkan dadaal dheer ku bixiyay sidii dawladaha Nasaarada ee dhaca geeska qaarada uu ugu dhisi lahaa awoodooda, si ay madaxa kaga istaagaan malaayinta muslimiinta ah ee daga gobolka.

Dawladaha Itoobiya, Kenya iyo Uganda ayaa ah kuwa sida jootada ah ugu taagan kaalmada milatari ee Yahuuda, waxaa loo tababaraa sanadkasta kumanaan ciidan ah oo katirsan Milatariga, Booliska iyo ilaalada Madaxtooyada.

Khubaro milatari iyo tababarayaal Yahuud ah ayaa si joogta ah tababar usiiya ciidamada cirka ee dawladaha saliibiyiinta ah ee Kenya iyo kuwa Uganda, iyagoo sidoo kale ka taageero arimo ay kamid yihiin isgaarsiinta ciidanka iyo hawlgalada dhinaca bada ah.

Dhinaca Sirdoonka, waxuu Moosaadka Yahuuda fargalin ku haayay bariga Afrika ilaa sanadkii 1976-dii kolkaas oo ay ciidamada gaarka ah ee maamulka Yahuuda hawlgal qorahaysan ka fuliyeen dalka Uagnda oo ay kusoo furteen diyaarad ay afduubteen Kooxo Filistiiniyiin ah, oo doonayay in dadka Yahuuda ah ay ku badashaan maxaabiis Filistiiniyiin ah oo ku xiranyd xabsiyada Yahuuda .

Kadib weeraradii safaaradaha Maraykanka ee Nayroobi Iyo Daaru Salaam, ayuu sirdoonka Yahuuda sii xoojiyay hawlgadiisa bariga Afrika, isagoo ku andacoonaya waxuu ugu yeeray ladagaalanka argagaxisada magaalada Nayroobi ayaana aheyd xaruntii Moosaad-ka ee Afrika.

Sanadkii 2013-dii markii uu dhacay weerarkii Westaget mall ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fulisay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayuu si muuqda usoo baxay doorka Yahuuda ay ku leedahay dagaalka ashahaado ladirinimo ee kasocda bariga qaarada Afrika.

Intii uu socday weerarkaas waxaa gudaha Kenya lasoo galiyay ciidamo gaar ah oo kasocda mamulka gumaystaha Yahuuda, oo ka qayb qaadanayay sidii ay kusoo afjari lahaayeen weerarka iyo sidii gaaladii ku go’doonsanayd moolka loosoo badbaadin lahaa, maadaama milkiyada moolka Westaget ay lahaayeen ganacsato Yahuudi ah.

Dhinaca dhaqaalaha, Yahuuda waxay gobolku ku leedahay shirkado waawayn oo ganacsi kuwaas oo lacag balaayin dollar ah ku shaqeeya , iyagoona ka howlgala shirkadahaasi dalalka Uganda, Kenya iyo Itoobiya.

Shirkada ganacsiga ee Solel Boneh ayaa kamid ah shirkadaha Yahuuda ee sida firficoon kaga hawlgala bariga qaarada Afrika, shirkadaan ayaa qaabilsan arimaha dhismaha, sida Garoomada diyaaradaha , Dekadaha, guryo dawladeed iyo dhisida wadooyinka iyo waxii lamid ah.

Shirkada Agrid AP oo iyadane qaabilsan arimaha beeraha ayaa kamid ah shirkadaha waawayn ee Yahuudu leedahay ee ka hawlgala geeska qaarada Afrika, Shirkadaha Kor, Motorla iyo Karmel oo ka shaqeeya arimaha Elagtaaroniga, Biyaha iyo Kiimikada ayaa iyagana ka hawlgala sedexdaasi dal.

Dhanka kale mandiqada Geeska Afrika oo ah mid ay ku badanyihiin colaadaha, waxay shirkadaha hubka soo saara ee Yahuuda ay unoqotay halka ugu badan ee ay ka macaashaan.

Hubka ay soo saaraan shirkadaha gumaystaha ayaa si aad ah loogu adeegsaday dagaalladii dhaxmaray Eratariya iyo Yamen ee Jaziirada Xaaniish, cooladii waqooyiga iyo Koonfurta Suudaan tan iyo lexdeemiyadii.

Marka laga soo tago masaalixda Yahuuda ee bariga Afrika, dhanka kale waxuu maamulkan uu hogaamiyay olole kadhan ah muslimiinta bariga Afrika iyo waqooyiga qaarada, isagoo qaaday isku dayo uu biyaha kaga jarayo muslimiinta Soomaaliya, Masar iyo Suudaan.

Xiligii ay jirtay dawladii shuuciyada ahayd ee Maxamed Siyaad Bare, waxay shirkado ay leeyihiin maamulka gumaystaha Yahuuda soo hindiseen mashruuca biyaha wabiga looga jarayo beerlayda Soomaaliyeed, iyadoo wabiga la leexinayo islamarkaana mashruuc waraabineed loo samaynayo beeralayda Itoobiyaanka ah, balse qroshahaasi ayaa Allaah fadligii noqday mid fashil kusoo idlaaday .

Maamulka gumaystaha Yahuuda ayaa sidookale kaalin wayn ka qaatay mashruuca biya xireenka Al-Nahdah, oo ay dawlada xabashida Itoobiya ka dhistay halka uu kasoo askumo wabiga Niil, maamulka gumeystaha Yuhuuda ayaana kamid ahaa dadkii maalgaliyey mashruucan ay ku baxday balaayiinta dollarka Mareykanka ah.
 
Mid kamid ah ahdaafta ugu waawayn ee biya xireenkaasi loo dhisay waxaa kami ah in biyaha looga jaro muslimiinta Suudaan iyo Masar, inkasoo hada uu mashurcaasi uu soo gabagaboobay, hadana dowladda xabashidu waxay awood uyeeltay in ay xakameyso biyaha wabiga ee gaaraya dalalka Masar iyo Suudaan markii ay doontana ay ka jarto.

Ra’zul Wazaaraha Yahuuda Bin Yamiin Natnyaahu ayaa isagoo socdaal ku marayay gobolka sanadkii 2016, maruu uu booqday Itoobiya ku dhiiragaliyay in ay soo wadaan dhsimaha biya xireenka Al-Nahdah maamulkiisana uu wax waliba la garabtaaganyahay.

Marka laga hadlayo Soomaaliya iyo masaalixda Yahuuda ka doonayso dalkan, ma ahan mid hada soo billawday, waxuuna sii xoogaystay tan iyo markii dawladaha Reer-Galbeedka ay dhiseen nidaamkan hada kajira dalka.

Madaxa Kooxda Ridada murtad Xasan Sheekh aya tiro dhawr jeer ah tagay magaalada Talaabiib oo ah caasimada gumaystaha, isagoo halkaas kula kulmay madaxda Yahuuda, waxaana dhanka kale soo baxayeen warar sheegaya in Xasan Gurguurte uu tagay deegaanada ay Yahuudu xooga ku haysato, kadib markii dib loogu doortay hogaamiyaha Kooxda Ridada bishii May ee sanadkii 2022.

Sidookale maamulka Yahuuda ayaa wada qorshe uu sladhig milatari kaga dhisanayo Soomaaliya, qorshahaas oo wakil ay uga tahay dawlada ridada Imaaraatka Carabta.

Waxgaradka gobolka Sanaag ayaa sanadkii hore sheegay in madaxaynaha maamulka ridada Puntland murtad Siciid Cabdullahi Dani iyo kan Kooxda Ridada ay Imaaraatka iyo Yahuuda ka iibiyeen deegaan hoostaga dagmada Laas-Qoray .

Hadaba iyadoo laga hortagayo damacyadaas guracan ayeey mujaahidiintu qaadeen hawlgallo kadhan ah masaalixda Yahuuda ee bariga Afrika, waxayna billawdeen naafeynta cadawgan tan iyo markii uu Sheekh Usaama Bin Laadin uu soo saaray bayaankii u uku iclaamiyay dagaalka kadhanka Yahuuda iyo Nasaarada.

Mid kamid ah ahdaafta ay xooga saareen mujaahidiinta bariga Africa waa Maraykanka, maadaama uu yahay midka gadaal ka taagan maamulka gumaystaha Yahuuda jiritaanka maamulkaasne uu ku xiranyahay xukuumada Wastion

Xarakada Mujaahidiinta AL-Shabaab oo raacaysa tawjiihaadka hogaanka saree e mujaahidiinta Al-Qaacida, ayaa hawlgallo ku beegsatay ahdaafta Maraykanka iyo Yahuuda ee bariga Afrika.

Sanadii 2013 ayeeyna geesiyaal katirsan guutada Saalax Nabhaan hawlgal inqimaasi ah ku qaadeen dhsiamnha Westageed Mool, oo ah dhisme ay leeyihiin Yahuuda oo ku yalla bartmaha magaalada Nayroobi ee caasimada dalka Kenya , weerarkaas oo qaatay mudo lex maalmood oo xiriir ah ayaana lagu dilay mawaadiniin Yahuud iyo Reer-Galbeed isugu jirta.

Markale sanadkii 2019- ka ayeey Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabab weerar ku qaaday hotel ku yaalla xaafada Westiland ee magaalada Nayroobi, kaas oo lagu dilay muwaadiniin Reer-Galbeed ah.

Hawlgaladii loogu magac daray Al-Qudusu Lan Tuhawad ayaa iyagane kaalin wayn ku lahaa beegsiga masaalixda Yahuuda, mujaahidiinta bariga Afrika oo ka jawaabaya ku tumashada muqadaasta muslimiinta ee ugu horeeya masjidka barakaysan Al-Aqsaa, ayaana weeraray saldhigyadii ciidamada Maraykanka ay ku lahaayeen Bali-Doogle iyo Manda Bay.

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage oo ka hadlayay halwgaladaas ayaa sheegay in aysan joojin doonin olale dagaaleedka Qudus lama Yahuudaynayo, ilaa Maraykanka uu Joojinayo tagaeerada uu siinayo maamulka gumaystaha Yahuuda.

Related Items

Update cookies preferences