Dhagayso: Sideen usoo dhoweynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan Q.1aad.

Wednesday March 06, 2024 - 11:02:25
Super Admin
Akhristayaal waxka yar 5 maalmood ayaa naga xigta bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado.
Hadaba maxaa nagala gudboon in aan kusoo dhaweyno bisha Ramadaan ee fadliga dheeriga ah leh waxaan idiinsoo gudbinaynaa darsi qiima badan oo soo dhaweynta Ramaddaan ku saabsan waxaana soo jeedinaya Sheekh Mustafa Alsalafi.

Halkan ka dhageyso Muxaadarada MP3



Related Items

Update cookies preferences