Diyaaradaha Itoobiya oo markale duqeeyay magaalada Maqala.

Sunday October 24, 2021 - 17:18:02
Liibaan Jeexoow
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in markale duqeymo laayaan ah lagu qaaday magaalada caasimadda u ah ismaamulka Tigray.


Ciidanka cirka Itoobiya ayaa maanta duhurkii duqeymo culus ugeystay dhismayaal kuyaal magaalada Maqalla ee caasimadda u ah gobolka Tigray ee dhaca waqooyiga Itoobiya.

War rasmi ah oo kasoo baxay xukuumadda Addis Ababa ayaa lagu sheegay in duqeymuhu ay beegsadeen goobo melleteri oo lagu tababarayay dagaalyahanno balse waxaa arrinkaas beeniyay hoggaanka TPLF oo goobaha labeegsaday ku tilmaamay goobo rayid.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items

Update cookies preferences