Dhimashada Yahuudda oo 1,000 gaartay in Muqaawamada oo weli gacanta ku hayo deegaanno muhiim ah [Warbixin].

Monday October 09, 2023 - 11:52:19
Liibaan Jeexoow
Maalintii 3aad oo xiriir ah waxaa dhulalka falasdiin ka socda dagaallo toos ah oo udhaxeeya muslimiinta iyo Yahuudda sahyuuniyadda ah.
Xoogaga muqaawamada ayaa weli gacanta ku haya dhammaan deegaannada ku hareeraysan magaalada Qaza oo ay sabtigii ka qabsadeen cadowga Yahuudda.

Warbaahinta rasmiga ah ee waxa loogu yeero 'Israa'iil' ayaa sheegtay in dadka Yahuudda ah ee lagu dilay dagaallada ay ka badanyihiin 1000 ruux islamarkaana maxaabiis ahaan loo heysto inkabadan 150 askar iyo saraakiil ah.

Related Items

Update cookies preferences