Guddoomiye ku xigeenkii Amniga iyo siyaasadda degmada Awdheegle oo Muqdisho lagu dilay

Monday April 08, 2024 - 21:53:55
Liibaan Jeexoow
Kadib howlgal qorshaysan oo ay dagaalyahannada Al Shabaab ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho ayay ku dileen mas'uul sare oo katirsan maamulka gobolka Sh/hoose.
Weerar caawa ka dhacay gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Gaaboow Buulle Xasan oo ahaa guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda iyo ammaanka degmada Awdheegle.

Mas'uulkan ladilay ayaa ku lug lahaa falal dambiyeedyo dhowr ah oo maleeshiyaadka DF-ka iyo ciidamada shisheeye ay ka geysteen deegaanno katirsan SH/hoose

Related Items

Update cookies preferences