Madaafiic lagu weeraray Villa Somalia iyo madfac ku dhacay guriga Cali Geedi.

Sunday May 05, 2024 - 13:53:47
Liibaan Jeexoow
Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa markale madaafiic ku weeraray xarunta madaxtooyada Villa somalia ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay deganyihiin madaxda ugu sarraysa dowladda.
dhowr madfac ayaa la ku hoobtay gudaha madaxtooyada halka qaarkood ay ku dhaceen banaanka Villa Somalia, mid kamida madaafiicda ayaa haleelay guri uu deganaa Cali Max'med Geedi oo horay usoo noqday R/wasaare islamarkaana xiriir dhow laleh xabashida itoobiya iyo mareykanka.

Al shabaab ayaa sheegtay mas'uuliyadda weerarkan sida ay baahisay idaacadda Andalus

Related Items

Update cookies preferences