Sarkaal katirsan maamulka degmada Yaaqshiid oo Muqdisho lagu dilay iyo weerar ka dhacay Jaalle Siyaad.

Wednesday May 15, 2024 - 11:06:57
Liibaan Jeexoow
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro hubaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado katirsan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Xoogag hubaysan ayaa xalay degmada Kaaraan ee bariga Muqdisho ku dilay sarkaal lagu magacaabi jiray Mukhtaar Max'med Nuur (Daqarre) oo ahaa taliyaha ciidamaa Minishiibiyada xaafadda Daarusalaam ee degmada Yaaqshiid.

Weerar kale ayaa xalay fiidkii lagu qaaday saldhigga ciidanka dowladda Federaalka ee Kuliyadda Jalle Siyaad balse lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkan oo mas'uuliyadiisa ay sheegatay Al Shabaab.

Related Items

Update cookies preferences