Daawo Sawirrada:Gaari Dagaal oo Ciidanka Dowladda Federaalka looga Qabsaday Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Buufoow Ee Sh/Hoose.

Sunday February 07, 2016 - 19:22:10
Super Admin
Xarakada shababul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay sawirrada gaari dagaal oo ciidanka dowladda Federaalka looga qabsaday dagaal culus oo shalay ka dhacay duleedka magaalada Marka.



Dagaalkii Buufoow ka dhacay ayaa khasaara lixaad leh lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka DF-ka iyadoona ciidanka shabaabul Mujaahidiin ay gacanta ku dhigeen gaari dagaal nuuca Cabdi Bilaha iyo saanada hub ah.

Sheekh Max’med Abuu Cabdalla waaliga shabeelaha Hoose ayaa warbaahinta u sheegay in ciidankoodu ay si buuxda ula wareegeen deegaanka Buufoow Bacaad oo dhaca duleedka magaalada Marka.

Xoogaga Shabaabul Mujaahidiin ayaa si buuxda u maamulaya magaalada Marka iyo deegaanada istiraatiijiga ah ee hoos yimaad.



Embedded image permalink
Embedded image permalink




Source: Radio Andalus

Related Items

Update cookies preferences