Sawirro+Dhageyso:Q.3-aad Ee Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.

Wednesday February 17, 2016 - 08:56:49
Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa baahisay qeybtii sedaxaad ee Barnaamijyo taxana ah oo muuqaal guud ka bixinaya degmooyinka iyo Deegaanada Xurta ah ee gobolka Sh/Hoose.
 

Barnaamijka Dulmanayaashii Dib uxuroobay waxaa lagu soo qaatay deegaanka Mubaarakee shabeelaha Hoose.

Dadweynaha ayaa ka hadlay Horumarka beeraha.Ganacsiga iyo Amniga waxaana ay dib umilicsanayaan waxyaabihii ay soo mareen.

Dhageyso Dulmanayaasha Dib Uxuroobay iyo Deegaanka Mubaarak

MubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarakMubaarak

Mubaarak



Related Items

Update cookies preferences