Sawirro+Video:Alkataib Oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Kulbiyoow Ee Ciidanka Kenyaanka ah Lagu Laayay.

Wednesday May 31, 2017 - 10:45:15
41264
Super Admin
Mu'asasada Al-Kataa'ib, Garabka Warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Filim weyn oo muhiim ah oo lagu soo bandhigayo Howlgallo waa weyn oo Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka fuliyeen Soomaaliya.


Filimkan oo Cinwaankiisu Yahay "لَا مَرْحَبًا بِهِمْ ۚ إِنَّهُمْ صَالُو النَّارِ” ayey Mu’asasada Al-kataa’ib ku sheegtay in uu yahay Wathaa’iqi soo bandhigaya duullaankii lagu qaaday xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyow dhamaadkii bishii January ee sanadkan kaas oo lagu dilay ugu yaraan 67 askari.

isdaarkan cusub  ayaa lagu tarjumay ugu yaraan afar luuqadood oo kala ah English, Carabi, Soomaali iyo Swahili, waa Filim tayadiisu heer sare tahay oo la daawan karo 54 daqiiqo iyo ilbiriqsiyo.

inta Filimku socdo waxaa la daawan karaa ciidamada melleteriga Kenya ee KDF oo isaga firxanaya goobta dagaalka kadib markii ay ubabac dhigi waayeen Hujuumka adag ee uga imaanayay dagaalyahanada Al Shabaab.

Markale Kenya waxay la kulantay fadeexad dhanka dagaalka ah kadib markii ay warbaahinta u sheegtay in aan lagala wareegin saldhigga Kulbiyoow balse Video-gan cusub ee Alkata'ib soo bandhigtay ayaa banaanka soo dhigaya la wareegistii saldhigga kenya iyo melleteriga oo cagaha wax ka dayaya.

Filimka waxaa lagusoo bandhigaa muuqaalka Sheekh Max'med Dulyadeyn oo isla duullaankii Kulbiyoow loogu magac daray, Dulyadeyn ayaa ahaa hoggaamiye melleteri oo caan ka ahaa saaxada dagaalka Jihaadka ah ee Soomaaliya.


Filimka oo Arabi ah ku  Daawo Facebook
Filimka oo English ah Ku Daawo Facebook














Related Items

Update cookies preferences