![Xasan Sheekh Maxamud](https://somalimemo24.info/uploads/article/photo/thumbs/IMG_44B8AB-7986F4-229C9F-759581-A0F1E5-834D5F.jpg)
Cabdi Cadde "Shacabka Muqdisho Nabad ayay Ku Afuri Jireen Cidda Nabad darradu heysato Waa AMISOM iyo Dowladda Xasan Sheekh".
Waxgaradka iyo siyaasiyiinta magaalada Muqdisho ayaa ka jawaabay dacaayad maalmihii lasoo dhaafay ay madaxda dowladda Federaalka ka faafinayeen warbaahinta.