Dad ku sugan degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada katirsan kuwa Burundi ee qeybta ka ah shisheeyaha AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ay isaga baxeen degmada Huriwaa.
Hey'adaha ammaanka Dowladda Xasan Sheekh ayaa warbaahinta ka sheegay inay heleen xog ku aadan weerarro la doonayo in lagu qaado xarumo kuyaala magaalada Muqdisho.
R/Wasaaraha dowladda Federaalka C/Wali Sheekh ayaa walaac ka muujiyay in uu guuldaraysto dagaalka ay shisheeyaha soo duulay uga jiraan wadanka Soomaaliya.
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta gelinkii dambe ka dhaceen afaafka hore ee degmada.
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta mareykanka aysan usafri Karin wadanka Kenya ee dhaca Bariga qaaradda Afrika.
Wararka ka imaanaya gobollada Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay saqdii dhexe ku dhaxmareen ciidamada xabashida Itoobiya iyo mujaahidiinta Soomaaliya.
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in weerar qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Ceel-cadde lagu dilay sarkaal sare oo katirsanaa Dowladda Federaalka.
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in wiil uu adeer u yahay R/wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku biiray mujaahidiinta wadanka Suuriya ka dagaalamaya.