![](https://somalimemo24.info/uploads/article/photo/thumbs/IMG_DCA0C8-301A26-85C621-339705-0CC4D2-A6F33C.jpg)
Joseph Ole Lenku "20 Gaari Ayaa Lagu Gubay Weerarkii Ka Dhacay MPKETONI Khasaaruhuna waa sii badan karaa" Dhageyso.
Dowladda Kenya ayaa faah faahin ka bixisay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee habeen hore ka dhacay deegaan ku dhaw magaalada Lamu ee xeebta ku teedsan.