Booliska wadanka Koonfur Afrika ayaa ku dhawaaqay in uu iskusoo dhiibay Jacob Zuma oo ah madaxweynihii hore ee wadankaas balse loo heysto eedo musuq maasuq.
Itoobiya ayaa bilaawday wajiga labaad ee buuxinta harada biyo xireenka Al Nahdah oo ay ka dhisayso webiga Niilka buluugga taas oo sii hurineysa xiisadaha hadda taagan ka hor kulan ka dhici doono xarunta Golaha Amniga.
Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Al Shabaab ayaa baahisay dardaaran uu reebay dagaalyahankii weerarka naf-hurnimo ku daah furay dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Wisil ee gobolka Mudug.
Wargeyska The New York Times ayaa sheegay inu helay warbixin ay soo saartay UN-ka oo xaqiijineysa ku lug lahaanshaha calooshood u shaqeystayaal Ruush ah dagaallada iyo gumaad ka dhan ah dadka muslimiinta ee ku nool ee Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika.
Wararka ka imaanaya wadamada Ciraaq iyo Suuriya ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay duqeymo culus ugeysteen saldhigyo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad daacad u ah dowladda Shiicada Iiraan.
Xoogaga Jihaadiga Taliban ayaa wali iskusii fidinaya degmooyinka iyo deegaannada wadanka Afghanistan taas oo ka dhigan in ay seydareeyeen inta badan dhulka wadankaasi
Wararka ka imaanaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Jabhadda qowmiyadda Tigreega ay dhulka soo dhigeen mid kamida diyaaradaha dagaalka dowladda Itoobiya.