![qaar kamid ah askartii soomaalida ee Eritrea lageeyay](https://somalimemo24.info/uploads/article/photo/thumbs/IMG_CA73A8-566163-0FCCBC-C90748-4F1AF4-ACAAD8.jpg)
Q. Madoobay oo Xaqiijisay in Askartii Soomaalida ee la geeyeay Eritrea loo Adeegsaday duullaankii Tigreega [WARBIXIN].
Hay'ado caalami ah ayaa markii ugu horraysay xaqiijiyay in maleeshiyaad soomaali ah ay qaab calooshood ushaqeystanimo uga dagaallamayaan dalka Itoobiya