Waxaa cirka iskusii shareeraya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay dhulgariirkii jimcihii lasoo dhaafay ku dhuftay wadanka Al Maqrib (Marocco) ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.
Wararka ka imaanaya dalka Falasdiin ayaa sheegaya in ciidamada Yahuudda ay weerar hor leh oo khasaara dhaliyay ka geysteen deegaan katirsan Daanta galbeed.
markale dowladaha dhaca galbeedka afrika ee ku bahoobay urur goboleedka Ecawos ayaa ku dhawaaqay in ay duullaan melleteri ku qaadi doonaan dalka Niger si ay talada dib ugusoo celiyaan madaxweynihii Faransiiska iyo reergalbeedka taabacsanaa ee la inqilaabay bishii lasoo dhaafay.
Maamulayaasha cusub ee wadanka Niger ayaa ganafka ku dhuftay dhammaan hanjabaadihii uga imaanayay Faransiiska iyo dalalka ku bahoobay urur goboleedka Ecowas kaasi oo ay ku midaysanyihiin illaa 15 dowladood oo badankood uu soo gummeystay Faransiiska.
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay musiibooyin rabaani ah oo ku dhuftay qaar kamid ah gobollada dalka Mareykanka halka hanti balaayiin dollar ah ay khasaartay.
Waxa maanta oo Axad ah ku ekaa muddadii ururka ECOWAS ay u qabteen askarta Niger in ay talada dalka dib ugu celiyaan madaxweynihii hore Maxamed Basuum.