Dhammaan bulshada muslimiinta ee ku nool magaalada Mubaarak ayaa saaka si wayn isug soo baxday si ay u gutaan salaadda ciidda oo goob fagaare ah loo diyaariyay, fagaarahaasi oo aad u qurux badnaa oo ahaa dhul beeralay ay ku hareeraysan yihiin.
Iyadoo maanta ay aheyd maalinta koowaad ee munaasabada ciidul adxaa ayaa si weyn loogu damaashaaday wilaayadka islaamiga ah ee lagu maamulayo shareecada islaamka.
Labo maalin ka hor waxa laga aasaasay wilaayada Jubbooyinka gaar ahaan degmada Jilib ciidamo Xisbo ah oo ka nidaam duwan xisbadii hore, kuwaan waxaa loogu talo galay inay dadka wanaaga faraan xumahana ay ka reebaan, xumaanta ay arkaana ay suuliyaan, gaar ahaan qaladaadka ay samaynayaan dadka suuqyada…
Wadanka Suuriya waxaa sii xoogeystay dagaallada culus ee ka socda magaalada 2-aad ee ugu weyn wadanka oo ay ku hareeraysanyihiin in kabadan 400,000 oo shacab ah.
Xafladani oo hayd mid aad u qiimo badan isla markaana lagu dooranayay suldaanka guud ee beesha Maxamed Zubeyr ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday deegaanka Hargaysa yarey oo wax ka yar 20 km u jira degmada Jilib.
Dadkii ay ciidamada Xaashidu ku xasuuqeen degaanka Awdiile ee gobolka Bay ayaa lagu aasay qabuuraha kuwaasoo ay tiradoodu gaartay 16 qof oo u badan dad da' ah.
Xaalad deganaan ah ayaa laga dareemayaa magaalada Marka ee xarunta Shabeellaha Hoose maalmo kadib markii ay la wareegeen ciidamada Xarakada Al Shabaab.