Sawirro

DAAWO : Gaas Oo Difaacay Hey'adda Kirishtaan-nimada Faafisa Ee World Vision.
Hogaamiyaha Maamulka Ashahaada la dirirka ah ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa wax laga weydiiyay Qoraal kasoo baxay Hey'adda magaca Samafalka ku shaqeysa ee World Vision, balse faafisa Kirishtaanimada, taas oo dhawaan War kasoo baxay Xafiiska ay Garoowe ku leedahay ku sheegtay in Shaqaalaha ay qoroneyso…
Update cookies preferences