Sawirro: Fantasyo Cajiib ah oo lagu qabtay magaalada Ceelbuur.

Wednesday July 21, 2021 - 16:58:07
Liibaan Jeexoow
Fagaare weyn oo kuyaal degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxaa ka dhacay fantasyo ballaaran oo qeyb ka ah dabaal degyada munaasabadda Ciidul Adxaa.

Dadka reer Ceelbuur ayaa soo bandhigay cayaaro xiisa leh sida bootinta, dhere jebiyo iyo ciyaaro kale oo dhammaantood qeyb ka ah farxadda maalmaha ciiddul adxaa.

Hoos Ka Daawo sawirrad































Related Items

Update cookies preferences