Sawirro: Magaalada Galhareeri oo si si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciidul Fidriga.

Monday May 02, 2022 - 11:56:41
Liibaan Jeexoow
Degmooyinka iyo deegaanada Wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud ayaa maanta si wada jir ah looga wada ciiday maalinta kowaad ee ciidul Fidriga iyadoona dadka Muslimiinta ay salaadda Ciidda kuwada dukadeen fagaara yaal wilaayada u iclaamisay bulshada Muslimka ah in ay Salaadda ku dukadaan.
Fagaaraha Al-Aqsaa ee magaalada Galhareeri ayaa ka mid ah fagaarashayaasha maanta Salaadda Ciidul Fidriga ay ku dukadeen bulshada deegaanka.


Hoos ka daawo sawirrada looga ciiday Galhareeri.



Related Items

Update cookies preferences