Sawirro: Degmada Saakoow oo si heer sare ah loogu damaashaaday Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Monday May 02, 2022 - 17:04:13
Liibaan Jeexoow
Kumanaan kun shacab ah ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ku oogay munaasabadda Ciidul Fidriga.
Waddooyinka magaalada waxaa lagu arkayay kumanaan shacab ah oo si nabad gelya ah isku dhax mushaaxaya isuguna hambalyaynaya maalmaha farxadda.

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items

Update cookies preferences